Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Qeyb-diid “Hadii Dastuurka waqtigiisa lagu dhameyn waayo eeda waxaa qaadanaya madaxda Somalia”
    Somalia

    VIDEO: Qeyb-diid “Hadii Dastuurka waqtigiisa lagu dhameyn waayo eeda waxaa qaadanaya madaxda Somalia”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Guddiga la Socodka ee dib u eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid), ayaa sheegay in hadii waqtigii loogu talagalay uu ku dhameystirmo Dastuurku kusoo dhamaan waayo, ay Masโ€™uuliyadiisa qaadan doonaan Madaxda Soomaalida.

    Senator Cabdi Qeyb-diid ayaa sheegay in Bisha Decamber ee sanadkan ay u qorsheysan tahay in Baarlamaanka Labadiisa aqal u gudbiyaan Dastuurka ay diyaariyeen, lana dhameystiro, haday dhici weydan ay Masuuliyadaas qaadan doonto ciday ka socon weyday.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/523281115084307/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.