Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ra’isalwasaare xigeenka Fadaraalka oo ubaqoolay Dalka Ingiriiska
    Somalia

    Video:-Ra’isalwasaare xigeenka Fadaraalka oo ubaqoolay Dalka Ingiriiska

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 7, 2019Updated:February 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mahdi Guuleed oo London u aaday ka qaybgalka xaflada 8da feb oo ah sanadguuradii 2aad ee kasoo wareegtay markii la doortay Farmaajo ayaa sheegay inuu dowladda UK la kulmi doono, si loo sii xoojiyo xiriirka labada dal ka dhaxeysa, sidoo kalena la kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed.

    Raโ€™iisul Wasaare kuxigeenka ayaa sheegay inuu Jaaliyadda Soomaaliyeed ay u soo bandhigi doonaan waxqabadkii labada sano ee ay jirtay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

    Munaasabadda ka dhici doonta magaalada London ayaa waxaa ka qeyb geli doona Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/weli Muudey, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow iyo wafdia uu hogaaminayo Raโ€™iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed

    Dowladda Soomaaliya ayaa qaban qaabo xooggan ugu jirta munaasabadda labo sano guuradii ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo dad badan suโ€™aal geliyeen mudada labada sano waxa ka qabsoomay balan-qaadkii Madaxweyne Farmaajo sida in Al-Shabaab uu dalka uga saarayo labo sano.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.