Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Sakariye oo si weyn udhaliilay hogaaminta Farmaajo
    Somalia

    Video:-Sakariye oo si weyn udhaliilay hogaaminta Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalka Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi waxaa lagu tilmaami karaa “Ciyow waa ka baryay”.

    Markii hadalkiisa iyo codkiisu uu waxtarka lahaa,waxuu ku badashay dan gaar ah iyo u nacamlayn danayste.

    Saakay oo wakhtigii ka dhamaaday kuwa uu dhaliilayo hadalkiisu waxuu umuuqanaya Nin raba in uu soo laabto oo Xisbigiisa gadaya.

    Shacabka Somaliyed mar danbe Siyaasi kuma khaldi doono Itoobiyaan nebcahay sidii Farmaajo.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158177216106878&id=742346877
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.