Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Sakariye”Sharciga Bankiga Ee wax laga badalay waa khiyaamo qaran”
    Somalia

    Video:-Sakariye”Sharciga Bankiga Ee wax laga badalay waa khiyaamo qaran”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2019Updated:January 14, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa sharci darro ku tilmaamay wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe, isagoo ku eedeeyay Guddoonka iyo Baarlamaanka in si aan waafaqsaneyn xeerarka dalka loo ansixiyay.


    Waxaa uu sheegay in si boobsiis ku jirto loo meel mariyay xeerkaas, iyadoo ay aheyd in Baarlamaanka uu ka doodo, isla markaana uu maro saddex akhrin.


    Sidoo kale waxaa uu is weydiiyay qofka ajnabiga ee loo magacaabi rabo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe kitaabka lagu dhaarinayo, maadaama aanu Muslim aheyn sida uu hadalka u dhigay.


    โ€œXukuumadda ninka ajnabiga ee ay rabto inay Guddoomiyaha Bangiga Dhexe u magacaabato Kitaabkee lagu dhaarinayaa, inlee Guddoomiyaha Bangiga Dhexe marka la magacaabo waxaa lagu dhaariyaa dalka dadka iyo diintaโ€ayuu yiri Xildhibaan Zakariye oo intaa ku daray in laga booday xeerkii 1960 ee ah muhiimada uu leeyahay qofka Soomaaliga iyo xuquuqda uu u leeyahay in shaqo la siiyo.


    Xildhibaan Zakariye ayaa sheegay in goโ€™aanka maanta uu gaaray Baarlamaanka ay la mid tahay tii Qalbi Dhagax loogu gacan geliyay Itoobiya.


    Waxaa uu sheegay in marar badan uu ka aamusay qaladaad badan oo dalka laga galay, isagoo tilmaamay in haatan ay bilaabatay in Badda la bixiyo oo leesano la siiyo, si lagu xaalufiyo kalluunka, waxaa uu intaa ku daray in aanay aqbali doono oo ay arrintan ka soo horjeesanayaan.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.