Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,ayaa magaaladda Bosaaso ka daahfuray shirka federaalaynta iyo nabada, kaasi oo ay ka qaybgaleen qaybaha bulshada gobolka Bari,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
