Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shirkii Garowe oo furmay qodobo xasaasiyana horyaalaan
    Somalia

    Video:-Shirkii Garowe oo furmay qodobo xasaasiyana horyaalaan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 5, 2019Updated:May 5, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa goor dhoweyd ka bilowday kulamo xasaasi ah oo u dhexeeya madaxda Dowladda Fadaraalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah loogana arrinsanayo xaaladda guud ee dalka iyo sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen hogaamayaasha Somalida.

    Shirka waxaa Furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana qayb ka ahaa, Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan.

    Shirkani oo ay Martigelisey Dowladda Puntland,ayaa gundhiggiisu yahay wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS.

    Ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa tibaaxaya in Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka, ay hor dhigeen ajando ay ku midaysan yihiin Madaxda Dowlada Dhexe.

    Qodobada ay wataan Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa xogtu sheegaysaa in ay ugu muhiimsan yihiin……

    B.In marka hore laga wada xaajoodo khaladaadkii waa weynaa ee horay u dhacay meelna la saaro .

    2.In wada xaajoodka khaladaadkii hore kadib loo gudbo ka hadalka amniga iyo Dastuurka.

    Madaxda Dowlada Dhexe,ayaa dhankooda ku qanacsanayn ka hadalka khaladaadkii hore waxayna danaynayaan in isla hadaba loo gudbo arimaha amniga iyo Dastuurka.

    Isku soo wada duuboo shirka hada,ayuu furmay,waxaana la filayaa in saacadaha soo socda laga helo xogo dheeriya,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/277840216429472/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.