Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shirkii Golayaasha xeer-dajinta Somaliya oo lasoo gabagabeeyay
    Somalia

    Video:-Shirkii Golayaasha xeer-dajinta Somaliya oo lasoo gabagabeeyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 11, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe (IDILNEWS). Kulankan casho sharafta ah waxaa Madaxweyne ku xigeenka ku wehliyay Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalle Cawad, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Golaha Wakiilada Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koon-fur Galbeed Mudane Cabdulqaadir Shariif Shiikhunaa Maye, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Hirshabeelle Mudane Shiikh Cismaan Barre Maxamed , Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Marti sharaf kale.

    Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay inuu ku farxsan yahay kasoo qayb-galka kulankan muhiimka ah ee lagu sagootinayo Golaha Afhayeenada Goleyaasha Xeer-dajinta Soomaaliya, waxaana uu bogaadiyay qorshehooda isku duubnida ah oo ku tilmaamay inuu yahay mid ku dayasho mudan.

    โ€œWaxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay isu imaatinkan oo aan is leeyahay Soomaali oo dhan ayaa ku dhan intaan wada joogta, waan ku raacsanahay wixii wanaagsan ee meesha ka soo baxay, haddaanu annagu nahay reer Puntland, oo aanu nahay Maamulkii ugu horeeyay ee naf iyo maalba ku bixiyay inay dhisanto Soomaali la helo, wax Allaale wixii la isugu yimaado intaas ayaa farxad noo ah, kala maqnaanshaha ayaa annaga noo ah cudurโ€. ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi CIsmaan Karaash,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.