Madaxweynaha sida lama filanaka ah lagu doortay ee J.F.S Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud.
Β
Madaxweynaha cusub, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh, waxa uu uga mahadceliyey booqashadiisii ugu horreysay ee Madaxtooyada uu ku yimaado ka hor caleema-saarkiisa Madaxweynanimo,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/t4sZauI5QZ0
