Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug oo ay weheliyaan taliyaha xabsiga iyo xeer-ilaalinta Gobolka,ayaa xabsiga dhexe ee Gaalkacyo tababar uga furay maxaabiista xabsiga oo la barayo farsamada gacanta,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2692050494209046&id=1347891271958315