Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Turkiga oo Somaliya ka dhistay Saldhig Milatari kii ugu weynaa oo ay Dalkeeda Dibadiisa ka dhisato
    Somalia

    Video:-Turkiga oo Somaliya ka dhistay Saldhig Milatari kii ugu weynaa oo ay Dalkeeda Dibadiisa ka dhisato

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa bisha April ee soo socota imanaya Magaalada Muqdisho,waxaana lagu wadaa in uu xarigga ka jaro Saldhig ay Dowladda Turkiga ka dhisatay Muqdisho.
     
    Saldhiggan oo lagu sheegay midka ugu weyn ee Turkigu ku leeyahay meel ka baxsan Dalkiisa ayaa waxaa loogu talagalay in lagu tababaro Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Qaaradda Afrika ee Turkiga xiriirka la leh.
     
    Madaxweyne Erdogan waxaa Safarkiisa ku wehliya Taliyaha Guud ee Ciidanka Turkiga Jeneraal Hulusi Akar,waxaana ay rasmiyan xarigga uga jari doonaan Saldhiggan oo la dhiosayay tan iyo 2015kii.
     
    Dhismaha Saldhiggan oo bed ahaan gaaraya 400 oo Hegtar waxaa ku baxday lacag dhan $50 Milyan oo Doollar waxaana markiiba lagu tababari karaa Askar gaareysa 500 oo Askari.
     
    Saldhiggan ayaa ka kooban 3 dugsi Tababar,Isbitaallo iyo bakhaarro lagu keydiyo agabka ay u baahanyihiin Ciidamada joogaya iyo kuwa la tababarayo,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/hZCerRU9A0A

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.