Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-TV-ga CNN Oo sii daayay Muuqaal muujinaya Suuq Addoonsi oo ka furmay Libya
    Somalia

    Video:-TV-ga CNN Oo sii daayay Muuqaal muujinaya Suuq Addoonsi oo ka furmay Libya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Midowga Africa ayaa Jimcihii shalay ugu baaqay Masuuliyiinta Libya inay baaris ku sameeyaan – suuqyo adoonsi oo la sheegay in Muhaajiriinta Madowga ah lagu kala iibsado oo ku yaala dalka Libya.

    Baaqa Midowga Africa ayaa yimid ka dib markii Telefishinka CNNta ee dalkan Mareykanka laga sii daayay muuqaalo naxdin badan oo muujinayay dhalinyaro afrikan ah oo lagu kala iibsanayo suuq xaraash ah dalka Lybya.

    Sida ka muuqatay muuqaaladaa, dhalinyarada ayaa laga iibinayay dad ka soo jeeda dalalka Waqooyiga Africa

    Dhalin yaradaas ayaa la sheegay in lagu kala iibsanayay lacag 400 oo dollar ah midkiiba – si ey uga shaqeeyaan dhul beereed ku yaala meelaha ay ka soo jeedaan dadka iibsanayay.

    Madaxweynaha Dalka Guine Alpha Conde, oo hadda ah, Madaxa Ururka Midowga Africa ayaa dalbaday in baaritaan la soo sameeyo, cidii ku lug yeelata – falkan oo uu ku tilmaamay mid aad u fool xun –oo laga soo min guuriyay waqtigii qadiimiga ahaa- sharciga lala tiigsado,

    Dhinaca kale, dowladda Senegal ayaa fariin ay soo dhigtay Bogga Faceboogga ku tilmaantay falkan mid naxdin badan oo ku soo kordhay Libya oo horey xarun ugu aheyd dhibaateynta dadka ka soo jeeda dhulka Africa ee Saxaraha ka hooseeya,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.