Idaacada VOA oo dhowaan Heshay Muuqaal oo ay iska duubeen Kooxda Boko Xaaraam ee dalka Nigeria, Â Waxaana Muuqaalkaasi muujinayaa Ficilada Argagaxa badan ee Kooxdaasi ay ka gaysato dalkaasi, Waxaana Barnaamijka lagu soo gudbiyey Laba Qaybood oo kamid ah, 4 Warbixinood oo VOA ka diyaarisay Muuqaaladaasi, waxaana Looga digayaa dadka Qalbiga Jilicsan, Caruurta iyo Haweenka Uurka Leh,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka