Kulan xagga ganacsiga ah oo ay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha ku laheeyeen Magaaladan Washington ayaa ku soo gaba-gaboobay heshii la’aan. Kulanka oo ay ka qayb galeen masuuliyiin sar sare oo labada Dowladood ka kala socda ayaa looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa badeecadaha kala duwan ee ay dowladda Shiinaha u soo dhoofiso dalka Maraykanka, iyo sidoo kale, sidii xal looga gaari lahaa fikradaha Maraykanku leeyahay ee ay xaddo Dowladda Shiinaha.,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka