Dagaal culus,ayaa ka socda Waqooyiga Qasa.
Taangiyada Israa’iil,ayaa si tartiib ah ugu sii siqaya bartamaha Khan Yunis.
Waxaa jira warar sheegaya in ay xaafadaha gudaha ugalayaan Ciidamada Israa’iil.
Inta badan Dadkii daganaa magaalada Khan Yunis,ayaa u cararay Deegaanada Xeebta u dhow,qaar kalana waxa ay aadeen marinka Rafax ee Waddanka Masar.
Halkan ka daawo muuqaalka