Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:- Waraysiga Askarta Eretereya oo Qodobo xasaasiya ay ku jiraan
    Somalia

    Video:- Waraysiga Askarta Eretereya oo Qodobo xasaasiya ay ku jiraan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Eretereya,waxaa ku jiray kuwo loo tababaray in ay fuliyaan Galmada isku Jinsiga ah.

    Sidoo kale Askarta midkii laga helo Beer xanuun,waxaa lagu sii dhufanayay Irbad oo waa la dilayay.

    Khayre in xilka laga qaadayo,waxaa loosii sheegay Ciidankii Eretereya 10 -Beri ka hor intaan xilka laga qaadin.

    Farmaajo in uu ku darsanayo mudo 2-Sano ah Ciidanka Eretereya mudo ka hor,iyadoo Xaflad dabaal deg ah loo sameeyay.

    Xasan Shiikh,waxaa lagu xiray shuruud oranaysa hadaad rabto in aan kusoo celino Ciidamada Eretereya adna waa in aad keentaa badalkooda,waana dhacday oo 3000 la siiyay,wuxuu kusoo badalay 4300 oo cusub.

    Ujeedka Ciidankaas loo keenayo,waa in aan tiradu isdhimin oo 2026 marka Farmaajo soo laabto Dalka lagu soo celiyo.

    Waxaa kaloo jira Ciidamo Badda,Cirka iyo Jugta culus loo tababaray oo aan Xasan Sh lasoo siin lalana sugayo Farmaajo soo laabashadiisa.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.