Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wariye ka tirsan Universal oo Gaarigiisa Qarax loogu xiray
    Somalia

    Video:-Wariye ka tirsan Universal oo Gaarigiisa Qarax loogu xiray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2017Updated:March 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Farsamiyaqaan ka mid ah shaqaalaha Tvga Universal xarunta Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawacmay qarax loogu xiray Gaarigiisa xilli uu ku sugnaa degmada xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

     Wariyahan lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed “Karsaay” ayaa dhaawaciisu yahay mid culus,waxaana hada lagu dabiibayaa mid ka mid ah Xarumaha Caafimaadka Magaalada Muqdisho.
    Ciidamada amniga iyo kuwa Nabad Suggida oo gaaray goobta ay wax ka dhaceen, ayaa halkaasi hadda ka wada Baritaano ku saabsan qaraxaasi iyo nooca uu ahaa.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.