Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wasiirka Arimaha Dibada Dawlada Fadaraalka oo ka hadlay xasuuqii Somalida ee Yemen
    Somalia

    Video:-Wasiirka Arimaha Dibada Dawlada Fadaraalka oo ka hadlay xasuuqii Somalida ee Yemen

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wasiirka arrimaha dibadda, C/salaan Hadliye Cumar ayaa si adag uga hadlay shacabka Soomaalida ah, ee habeenkii Khamiista lagu laayay meel 50 km u jirta Xeebta Hudaydah ee dalka Yemen.
     
    Wasiirka Hadliye ayaa sheegay in talaabada dadkaasi lagu laayay ay masuuliyadeeda qaadi doonaan isbahaysiga uu hogaamiyo dalka Sacuudiga iyo Dowladda Madaxweyne Hadi ee dalka Yemen.
     
    Wasiirka ayaa sheegay in dhinacyadaasi looga baahan yahay in ay jawaabo ka soo bixiyaan falkaasi, lana aaso intii dhimatay, daryeelna loo fidiyo inta dhaawaca ah isla-markaana lala soo xiriiro qoysaska dhibane-yaasha.
     
    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa intaa ku daray dhibaatada halkaasi ka dhacday inay tahay in la helo cid ka masuul ah,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/CHrELXX75N4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.