Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xasan Shiikh oo si khaldan uga hadlay doorashooyinka Puntland
    Somalia

    Video:-Xasan Shiikh oo si khaldan uga hadlay doorashooyinka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2023Updated:May 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlayay Masaajidka Villa Somaliya,ayaa eedayn kala dul dhacay Madaxda Puntland.

    Hadalka Xasan,ayaa umuuqda mid aan ku dhisnayn xog ogaalnimo iyo dan guud.

    “24-sano waxii aad dhisayseen 24-maalmood haku dubinina”Ayuu yiri Xasan Shiikh.

    Hadalkaas Dad badan,ayaa u arka mid xaalad uu ku abuurayo Xasan oo muujinaya in uu wato qorshe khatartiisa leh oo ka dhan ah PL.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Waa sida uu jeclaan lahaa in PL mar dhaafto oo ay ka dunto,ilayn waxa hor taagan qorshaha isaga iyo Geelle ka shaqaynayaan waa PL.

    Qorshaha ah Dhulbahante iyo Warsangeli hala raaciyo Isaaq.,isla markaana nidaamka Fadaraalka aan burburino,waxaa loo dhaafi waayay oo difaacaysa waa… pic.twitter.com/3vd4eyYLPC

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 5, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.