Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xildhibaanada Fadaraalka oo wada Guux iyo olale xoog leh oo ay kaga soo horjeedaan Wasiirada cusub
    Somalia

    Video:-Xildhibaanada Fadaraalka oo wada Guux iyo olale xoog leh oo ay kaga soo horjeedaan Wasiirada cusub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 22, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah illaa 68 Mudane oo ka soo horjeeda Xukuumadda cusub ee la soo magacaabay ayaa sheegay in aan lagala tashan magacaabistii Wasiirada cusub, waxaana uu sheegay inay codka kalsoonida aanay siin doonin.
    “Nagalama tashan, dad gaar ah oo saaxibo yihiin oo hey’ado iskala shaqeyn jireen ayuu kala tashaday, anagana albaabada ayaa nagala celinayay, waxaa sameyn doonaa marka la hor-keeno Baarlamaanka ayaa codka kalsoonida u diidi doonaa, mana la shaqeyn doono”ayuu yiri Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar.
    Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah ay Muqdisho ku yeelan doonaan kulamo ballaaran oo ay ugu soo hor-jeedaan Xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
    Guux badan ayaa ka soo baxayay Xildhibaanada Baarlamaanka, tan iyo markii lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada, waxaana jiray Xildhibaano doonayay inay ka soo muuqdaan Golaha Wasiirada oo iska waayay liiska, gaar ahaan Xildhibaanadii ka soo horjeeday dowladdii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaasoo ka mid ahaa dadkii u ololeynayay is bedelka,hoos ka daawo muuqaalka

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/-E4laB1DXxM

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.