Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xoghaye Xamse oo faham xumo ka qaatay Waxii kasoo baxay Madasha
    Somalia

    Video:-Xoghaye Xamse oo faham xumo ka qaatay Waxii kasoo baxay Madasha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa muuqata in Xoghaye Xamse fahan badan uusan ka haysan,waxii kasoo baxay Madashii aan loo dhamayn ee Xamar.

    Marka la fiiriyo hadalkii Maanta ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada dhexe,waxaa kusoo baxaysa waxa loo diray isaga iyo waxa Xasan Baarlamaanka ka hor sheegay in sy kala Labo yihiin.

    “Xasan,waxuu noo sheegay,waxii kasoo baxay madasha aan loo dhamayn in ay tahay talo soo jeedin ee aysan ahayn Sharci lagu dhaqmayo??

    Xoghayntu,waxuu na leeyahay waa heshiis ay tahay in la fuliyo oo Wasaarad walba ay ku hawlgasho??

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Xasan,waxuu noo sheegay,waxii kasoo baxay madasha aan loo dhamayn in ay tahay talo soo jeedin ee aysan ahayn Sharci lagu dhaqmayo??

    Xoghayntu,waxuu na leeyahay waa heshiis ay tahay in la fuliyo oo Wasaarad walba ay ku hawlgasho?? pic.twitter.com/oKgMyO2hXc

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) June 1, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    September 27, 2025

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    September 27, 2025

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    September 27, 2025
    Latest Posts

    Puntland Army killed more than 15 Terrorists Militant last two days

    Khilaafkii Ceelka Qabooley Ee G.Mudug oo lasoo afjaray

    Ku dhawaad Labaateenayo Xubno argagixisada ah oo lagu laayay Calmiskaad

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.