Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Yaa ka danbeeya burburinta Biyo xireenkii weynaa Ee Kakhovka?
    Somalia

    Video:-Yaa ka danbeeya burburinta Biyo xireenkii weynaa Ee Kakhovka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2023Updated:June 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Biyo xireenkii aadka uweynaa Kakhovka,ayaa la burburiyay.

    Dowlada Ukrain waxay ku eedaysay in Ruushku burburiyay Buundadaas balaaran ee Biyo xireenka ah,halka Ruushku dhankiisa eeda saaray Ukrain.

    Biyo xireenkan oo ay maraan Biyo gaaraya 18-Milyan oo Mitir Cube ah,ayaa Waqooyigiisa,waxaa maamusha Ukrain,halka Koonfurtiisa ay maamulaan Ruushka.

    Fatahaada ka dhalatay Buundada burburtay ee Biyo xireenka,ayaa keentay in Dowlada Ukrain ku dhawaaqdo xaalad deg-deg ah,kadib markii Biyuhu la tageen Guryo fara badan,Gaadiid oo ay baabi’iyeena Dhul Beereed balaaran.

    Ku dhawaad 16-kun ilaa 22-Kun oo Qof,ayaa khatar ugu jira in ay saameeyaan Biyaha fatahay.

    Kooxaha gurmadka ee Ukrain,ayaa wada dadaal ay kaga daad guraynayaan Dadka Aagaas.

    Baqdinta ugu weyn,ayaa ka imaanaysa Xarun Niyukleer oo dhalisa Korontada,ayaa Fatahaadu saamaysay waxayna bilowday in ay Liig sii dayso.

    Burburinta Buundadan waxay sababatay khasaare dhaqaale,mid bini’aadannimo iyo mid amni,waxaana lagu qiyaasay khasaarahaas Hal Tirilyan oo dolarka Maraykanka ah.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka fatahaada

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.