Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Yamamoto”Doorashada Somaliya waa in ay wakhtigeeda ku dhacdaa”
    Somalia

    Video:-Yamamoto”Doorashada Somaliya waa in ay wakhtigeeda ku dhacdaa”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 10, 2020Updated:May 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Somaliya ee Maraykanka waxuu cadeeyay doorashadu ku haboon tahay wakhtigeeda in ay ku qabsoonto iyaguna ka Maraykan ahaan ay diyaariyeen dhaqaale 6-Milyan oo dolar ah.

    Safiirka oo ka jawaabayay su’aal ahayd see u aragtaan hadii dib loo dhigo doorashada Somaliya,ayaa yiri..

    “Somalida ayay utaalaa sida ay yeelayaan anagu uma yeerinayno xiliga ay dhacayso hadii waxyar dib loo dhigayo iyo hadii kalaba,lkn xiligeeda in ay dhacdo ayay ku haboon tahay”.

    Marka laga soo tago hadalka diblomaasiga guud ahaan Somalidu waxay ka midaysan tahay in aysan doorashadu hal maalin dib u dhicin.

    Walwalka hada ugu weyn ee haldoorka Somalidu ay qabaan waxay tahay hadii Villa-du isku daydo dib udhig doorasho waxa ka dhalan kara ee kiini kara in dalku dib ugu laabto colaado kala danbaynta soo kabanaysana ay burburto,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10158263041401878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.