Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video+Sawiro:-Gudoomiyaha Midawga Africa oo soo gaaray xarunta Dawlada fadaraalka ee Muqdisho
    Somalia

    Video+Sawiro:-Gudoomiyaha Midawga Africa oo soo gaaray xarunta Dawlada fadaraalka ee Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2017Updated:March 18, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa goor dhow soo gaaray  magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

     

     

     Wafdiga ayaa hada ku sugan xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya halkaasi oo ay kulan kula qaadanayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen arrimaha abaaraha iyo doorka Midowga Afrika ay ka qaadan karto u gurmashada dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.

    Ujeedka socdaalka Wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Gudoomiyaha Muuse Faki uu la xiriiraa abaarta ka jirta Soomaaliya iyo sidii loo dar dar gelin lahaa howlgalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/LB0AX4ydf_Q

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.