Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video+Sawiro:-Madaxweyne farmaajo oo gaaray Sacuudiga lana kulmay Boqorka Dalkaas
    Somalia

    Video+Sawiro:-Madaxweyne farmaajo oo gaaray Sacuudiga lana kulmay Boqorka Dalkaas

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 23, 2017Updated:February 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Boqortooyada Sacuudiga.

    Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday markii ay ka degeen magaalada Riyaad,waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Riyad Boqor Feysal bin Bandar bin Cabdulaziz iyo Dr. Musaed bin Mohammed Al-Aiban oo ah Wasiiru dowlaha Boqortooyada Sacuudiga.

    Sidoo kale waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay wafdiga Madaxweynaha Safiirka Soomaaliya ee dalka Boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle.

     

     

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Boqorka Sacuudiga Boqorka Salmaan,iyagoo kawada hadlay xaaladda guud ee dalka Somaliya iyo xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo abaaraha ka jirta qeybo ka mid ah dalka oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.