Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Villa Somaliya oo Muuse Biixi usamaysay Olale Doorasho
    Somalia

    Villa Somaliya oo Muuse Biixi usamaysay Olale Doorasho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talaabada ay qaaday Villa Somaliya,waxay hiil utahay Muuse Biixi oo ay Doorashada ka caawinaysaa.

    Waxa ay la mid tahay talaabada Xamar qaaday ee ka dhanka ah Ganacsiga xorta ah ee SL hadalkii ahaa….”PL waxay ku burburaysaa 24-Cisho”.kaasoo keenay in Deni taageero helo Kursigana kusoo laabto.

    Maanta Shacabka SL waxay aaminayaan Muuse in uu yahay Siyaasiga kaliya ee badbaadin kara qadiyada SL noqota Jamhuuriyad Madaxbanaan.

    Waxay kaloo fursadoodii yaraynaysaa Siyaasiyiinta kale ee dabacsanaa oo aan xagjirka ku ahayn aragtida gooni goosadka.

    Aragtida ah in SL ka go’do Somaliya ee Shacabka caadiga ah ay qabaan waxba kama badalayaan talaabooyinkan,taa badalkeeda waa kusii fogaanayaan.

    Dhanka kale,waxay muujinaysaa Dowlada Xamar fadhidaa in aysan masuul ahayn oo awoodaha loo Gacangeliyo ay si khaldan u adeegsanayso marka laga tusaale qaato Laba Arimood oo kala ah…

    B.Cunaqabatayntii Diyaaradaha JL ee Farmaajo.

    T.Cunaqabatyanta Ganacsiga SL.

    Awoodaha kooban ee Xamar uheshay ruqsada caalamiga ah in loo isticmaalo Shacabka waa dambi Qaran oo sii fogaynaya rajadii Qaran mid ah oo Somaliyed.

    Talaabada la qaaday,waa waxaan laga fiirsan la shiilin oo ku fadhida aragti fadhi ku dirir.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.