Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa kuma hogaamiyaha ay Puntland ubaahan tahay 2024-2029?
    Somalia

    Waa kuma hogaamiyaha ay Puntland ubaahan tahay 2024-2029?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda is huwan Damjadiid +Daljir ee Villa Somaliya fadhida xiligan,waxay qorshaysteen intaan la gaarin 2026 Sadex Qodob oo kala ah…

    1.Dastuurka oo ay dhamaystirtaan kuna buuxiyaan in Dalku uguuro nidaamka MW iyo ku xigeen.

    2.Khayraadka Maamulkiisa oo laga gaaro heshiis udhigan hanaan Dowlad Dhexe oo aan Fadaraal ahayn,kaasoo ay hoos imaanayaan…

    B.Shidaalka.
    T.Midaynta Canshuuraha.
    J.Hanaanka Maaliyada.

    3.Amniga Maamulidiisa oo laga gaaro heshiis udhigan hanaan Dowlad Dhexe oo aan Fadaraal ahayn.

    Maqnaanshaha Puntland ee kulamada iyo heshiisyada DG iyo Dowlada Qaran,ayaa caqabad ku ah xiligan,waana sababta ay awoodooda oo idil ugu jeediyeen Doorashada PL.

    Hadaba hogaamiyaha PL ee 2024-2029,waxuu muhiim uyahay Dowlad dhiska iyo halka ay uguurayso ama fariisinta muuqaalka rasmiga ah ee ay yeelanayso ee Somaliya.

    Waa kee hogaamiyaha aysan Damjadiid+Daljir marsan karin Qodobadaas udiyaarsan??.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.