Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa kuma Ninka la filayo in uu badalo Ra’isalwasaare Xamse?
    Somalia

    Waa kuma Ninka la filayo in uu badalo Ra’isalwasaare Xamse?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2023Updated:March 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdisamad Nuur Bidaar waa Ninka badalaya Xamse dhawaan oo buuxinaya booska Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada Fadaraalka,sida xoguhu sheegayaan.

    Mudooyinkii udanbeeyay in uu xiriir usocday isaga Madaxweyne Xasan ayay xoguhu cadaynayaan.

    Booqashadii Maraykanka ee Xasan Shiikh in ay kulmeen oo ay ka wada hadleen buuxinta jagada Ra’isalwasaare ayay Ilo muhiim ah xaqiijinayaan.

    Miiska,ayuu haatan saaran yahay oo Madaxweynaha iyo kooxdiisu,waa ku qanceen,hadaan wax isbadalina la magacaabi doono kadib marka Xamse baneeyo Kursiga.

    Cabdisamad,waxaa dhalay Madaxii hore ee Laanta socdaalka Somaliya,waxayna ku tilmaamaan Dadka yaqaan Nin ka bixi kara shaqadan oo leh matalaad Deegaan iyo mid Qaran.

    Ra’isalwasaare Xamse,ayay wararku sheegayaan in uu si dhib yar isku casili doono una banayn doono Xaafiiska,iyadoo wada hadalka uu ku tagayo gaba-gaba marayaan.

    Xamse,waxuu muujiyay hogaan jileec uu xataa awoodi waayay kala wadida shaqo maalmeedka Xaafiiska,waxayna wararku sheegayaan in M.Xasan ay xataa BC ka codsatay in uu isbadal sameeyo lana helo Dowlad shaqayn karta.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.