Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?
    Puntland

    Waa kuma Sarkaalka noqday Talyaha Africom?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Digvin Andarson,ayaa ku guulaystay Talyaha Africom oo ay ansixiyeen Seneterad Maraykanka.

    Anderson horay,ayuu uga soo shaqeeyay Africa oo waa Saraakiisha sarsare ee Ciidamada Cirka Maraykanka.

    Siyaasadii Maraykanka Somaliya ee Laba wajiilaynta Saraakiishii kusoo shaqaysay,ayuu ka mid ahaa ee aad ufahansan xaalka Somaliya.

    Soo laabashadiisa,waxay hoosta ka xariiqaysaa in Maraykanku xoojinayo Siyaasadaas oo hadaba dib loogu laabtay.

    Waa Nin isku wadi kara Talisyada Bosaso,Berbera iyo Ballidoogle.

    Si gaar ah,wuxuu fulin doonaa qorshaha Ciidamada Badda Maraykanka ee Jabuti fadhiya loogu rarayo Berbera,taasoo dib udhac uu ku keenay dagaalkii LC.

    Sidoo kale,wuxuu dhamaystiri doonaa qorshaha Ciidamada Maraykanka ee hawlgalka gaarka ah Bariga Africa Xarun looga dhigayo Bosaso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.