Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa kuwama Ragga ay ku talisay Safaarada Maraykanka Ee Somaliya in ay la shaqayn karaan?
    Somalia

    Waa kuwama Ragga ay ku talisay Safaarada Maraykanka Ee Somaliya in ay la shaqayn karaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa la wadaagtay Madaxweyne Xasan Shiikh talo ku aadan isbadal uu ku sameeyo Xukuumada,sida laga helayo ilo muhiim ah.

    Waxay Safaaradu soo jeedisay in Ra’isalwasaare loo qaadan karo Sadex Nin midkood oo ay u arkaan kuwo lala shaqayn karo…

    1.Cabdiweli Gaas.

    2.Sharmarke Nin la yiraahdo oo ay isku beel yihiin Ra’isalwasaare Xamse.

    3.Axmed Ciise Cawad.

    Fariintaas way gaartay Madaxweyne Xasan sida xoguhu xaqiijinayaan.

    Aragti uu Xasan damcay in uu ku qaato Ina Nuur Bidaar,waxaa kaga hor yimid isbahaysigiisa Damjadiid+Daljir.

    Maraykanku,waxuu aad udanaynayaa Dowladan in ay shaqayso,maadaama uu rabo soo saarista shidaalka ku jira Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.