Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa kuwee jihooyinka fulin kara weeraraka Xeraada Imaaraadka?
    Somalia

    Waa kuwee jihooyinka fulin kara weeraraka Xeraada Imaaraadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Marka laga soo tago sheegashada weerarkan eeĀ  Alshabaab oo ah koox siyaabo kala duwan loo isticmaalo Afar jiho ayay ka imaan karaan weerarka ka dhacay Xerada Jeneral Goordan ee Muqdisho…..

    1.Qatar oo loolan kula jirta Imaaraadka.

    2.Itoobiya oo khalkhal gelinaysa Booqashada MW Masar ee Muqdisho.

    3.Kacdoon ka dhashay Dhulka Dowlada ee laga saarayo Beelaha Habar-gidir.

    4.Villa Somaliya oo laftigeedu xumayn karta Imaaraadka.

    Weerarkan,wuxuu saamayn ku yeelan karaa taageerada Imaaraadka ee Ciidamada DFS hoos taga kuwaasoo gaaraya 12-kun oo Askari.

    Somaliya,waa Dal farooje ah oo cid walba ka adeegan karto lagana fulin karo qorshe kasta oo xumaan ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.