Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa kuwee Labada Qolo Ee Deni u ah taageerayaal uusan waxba ku bixin?
    Somalia

    Waa kuwee Labada Qolo Ee Deni u ah taageerayaal uusan waxba ku bixin?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qolo Deni,waxay uyihiin taageero uusan waxba ku bixin…

    1.Joogitaanka Villa Somaliya ee Xasan Shiikh,waxaa kula socda Dad badan oo aaminsan inta Xasan joogo ha joogo isaguna,isla markaana ficil yar oo Xasan sameeyo,waxuu Deni ku helaa taageero,sida dhacdadii Xildhibaan Marwo.

    2.Aaran-jaan iyo Ilmo Faroole ku jirkooda Siyaasada iyo raadinta Kursiga,waxay utahay hiil oo Dad badan,ayaa Deni kula socda ,inta kuwaas fuuli lahaayeen,isagu ha joogo,isla markaana Saacad walba oo ay masraxa kusii jiraan oo ay hadlaan Deni,waxuu sii helayaa taageero.

    Niman aan Burtinle iyo Qardho gaari karin,ayaa raba in ay Garowe ku helaan 66 ay Kursi ku fuulaan,kadibna Dadka ku dhibaateeyaan.

    Taraha raadintiisa caqabadaha ugu waa weyn ee soo wajahay,waa Dadka soo raadsaday oo reer PL ucuntami waayay.

    Aaran-jaan iyo Ilmo Faroole kala dooro ma qabato Bulshada Puntland,waana ku ilhaamo.

    Ragga haldoorka ah ee Taraha ku abtirsada,waa in ay safka hore soo maraan si Dadku ugu hakado.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.