Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa muhiim in dib loo soo celiyo Hawlgalkii Afmeer Ee Gobolka Bari?
    Somalia

    Waa muhiim in dib loo soo celiyo Hawlgalkii Afmeer Ee Gobolka Bari?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afmeer Gobolka Bari,waa in lasoo ceshaa hadii la rabo amniga in Gacanta lagu dhigo.

    Afmeer,waxay qabteen Shaqo adag oo la mahdiyay mudadii ay hawlgalayeen,waxay ka duuli jireen xogo wardoon,iyagoo toos u abaari jiray kooxaha Nabad-diidka,isla markaana Xubinta ay Gacanta ku dhigaan ku shaqayn jiray oo ku daban jiray Unugta oo dhan.

    Afmeer Nabad-diidkii Gobolka Bari ka hawlgali jiray ee haatan la ama Sharciga la mariyay,iyaga,ayaa soo qabtay,waxaana ka mid ahaa Shabakadii weynayd ee banaanka soo dhigtay xogta dilalkii haldoorka Gobolka.

    Afmeer,waxay wada shaqayn xoog leh la lahaayeen Ciidamada PISF oo wixii awooda soo qabashada ah uqaabilsanaa markay xuuraankooda soo dhamaystirtaan.

    Afmeer Bari,waa la burburiyay,waxaana iska kaashaday kala diristeedii Masuuliyiinta Gobolka ee iskugu jira Maamul iyo Ciidan.

    Maalmaha soo socda,waxaan idinla wadaagi doonaa xogaha Masuuliyiintaas iyo ujeedka ay uburburiyeen Afmeer Bari.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.