Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa sidee xaalada caafimaad ee dhawacyadii la geeyay Dalka Qatar ?
    Somalia

    Waa sidee xaalada caafimaad ee dhawacyadii la geeyay Dalka Qatar ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 21, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano ayaa sheegay in dhaawacyada la geeyay dalka Qatar ay xaaladooda caafimaad soo hagaageyso, ayna heleen daryeel caafimaad oo dhameystiran.

    Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano ayaa tilmaamay in 23-ka qof ee la geeyay isbitaalka dhexe ee dalka Qatar, ay sideed ka mid ah xaaladooda caafimaad hagaagsanyihiin.

    “Qaraxu 28-kii ayuu dhacay 30-kii bisha ayaan soo qaadnay 23 qof oo dhaawac ah iyo 23 oo caawineysa dadka dhaawaca ah, sideed ka mid ah isbitaalka wey ka soo baxeen Hotel ayayna joogaan, laakiin waxay leeyihiin balamo kala duwan oo firiro looga bixinayo, daweyntooda qaab bukaan socod ayay noqoneysaa” ayuu yiri Safiirka.

    Safiirka ayaa sheegay inay weli socoto daweynta dhaawacyada kale ee isbitaalka ku haray, isagoo intaa ku daray inaysan jirin dad hada xaalad adag ku jira.

    “Dhaawacyada saddex qof ayaa u darna oo lugta kaga jaray, balse sida kale ay xaaladooda caafimaad wanaagsantahay’ ayuu yiri Safiirka Soomaaliya ee Qatar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.