Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa sidee xaalka Markabkii Burcad Badeedu ku afduubatay Xeebaha Bari ee Puntland
    Somalia

    Waa sidee xaalka Markabkii Burcad Badeedu ku afduubatay Xeebaha Bari ee Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabkan oo ay maalin ka hor afduubteen Burcad Badeed Somaliya, Ayaa La sheegayaa inuu Sido 1,800 Oo Tan, Sida Ay sheegtay Armi Shipping, oo Ah shirkad ka diiwaan gashan Panama, Oo Ah Jasiirad Yar.

    Ciidamada Bada Puntland ee loo yaqaan  PMPF ayaa ku dhaqaaqay aaga lagu haysto Markabkaas,sida uu saxaafada u sheegayna Talyaha Ciidamada Badda Puntland Saacadaha soo socda ay ku qaadi Doonaan Howgal Qorsheysan burcadaas haysata markabka.

    Maleeshiyada heysta Markabka oo iska Fogeeyay iney Yihiin Burcad Badeedii Horay wax u afduuban jirtay oo kale, Ayaan ilaa iyo hadda sheegan wax lacag Madax furasha ah oo ay ka Rabaan Markabka ARIS 13.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.