Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waayihii Siyaasadeed Ee Axmed Madoobe Oo gaba-gabo umuuqda
    Somalia

    Waayihii Siyaasadeed Ee Axmed Madoobe Oo gaba-gabo umuuqda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Madoobe,waxaa muuqata in Caleentiisu Cirka kasoo dhacday oo Geedkiisii Siyaasadeed soo qalalayo….

    1.Kenya,way diidan tahay oo isbadal ayay JL la rabtaa.

    2.DFS way diidan tahay,waxaana fashilmay qorshihii dhamaan DG wakhtiga loogu kordhiyay iyo hanaankii Doorasho ee lagu wada heshiiyay.

    3.PL,waxaa kusoo laabtay Kursigeeda hogaamineed Deni oo aysan Caano isku lisayn.

    4.Imaaraadku,waxaa soo kala dhexgalay madmadow,waxayna talada JL udaba fariisteen MW Deni.

    5.Gudaha Kismaayo Shacabku waa ku daaaleen Maamulkiisa oo isbadal ayay rabaan.

    Haatan 8-da Bisha Xasan Shiikh,ayaa usocda Kismaayo,waxuuna kala hadlayaa sidii Doorasho udhici lahayd.

    Waxaa xusid mudan 6-dii Bilood ee ugu danbaysay,Axmed iyo Xamse in aysan isa salaamin.

    Joogistiisa Kenya iyo la sawirnaanta Shaqaalaha hay’adaha Caalamiga ah kama daminayso Dabka uga shidan gudaha iyo dibada Axmed Madoobe.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.