Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wada xaajoodkii oo fashilmay iyo Xasan oo la qaawiyay
    Puntland

    Wada xaajoodkii oo fashilmay iyo Xasan oo la qaawiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madashu,waa guulaysatay…..

    1.Waxay ku guulaysatay caalamka in ay tusto dhab in ay ka tahay xal in loo helo Dalka.

    2.Waxay ku guulaysatay in ay qaawiso Xasan oo tusto Shacabka Somaliyed iyo BC.

    3.Waxay ku guulaysatay in uusan Xasan kala qaybin,isla markaana wakhti lumis u isticmaalin.

    Waxaa bogaadin mudan Gudoonka Mw Shariif muujiyay ee ku salaysnaa isku wadida iyo Odaytinimada.

    Waxaa kaloo bogaadin mudan hal adayga Cabdiraxmaan Cabdushakuur muujiyay.

    Waxaa kaloo bogaadin mudan mowqifka ka fogaanshaha Xasan ee Rw Rooble la yimid.

    Waxaa goobta ku hungoobay Cumar oo Xasan wax ka quudaraynayay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.