Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadaadkii Erdogan loolanka ku ahaa oo Geeriyooday
    Somalia

    Wadaadkii Erdogan loolanka ku ahaa oo Geeriyooday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fethullah Gulen, oo ahaa wadaad Turki ah oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay isku daygii afgambi ee dhiigga badan ku daatay ee 2016, ayaa geeriyooday isagoo 83 jir ah, sida ay ku warrantay warbaahinta Turkiga iyo baraha bulshada oo soo xiganaya dad isaga ku dhowaa.

    Wararka,ayaa intaas ku daraya in Wadaadka oo musaafuris iskiis ah ugu noolaa dalka Mareykanka uu geeriyooday ka dib markii la dhigay isbitaal ku yaalla Gobolka Pennsylvania.

    Waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa Ninka Labaad ee ugu awoodda badan Turkiga, Gulen wuxuu ahaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dhaqdhaqaaqa Gulen, oo ah bulsho Islaami ah oo awood leh kana dhisan Turkiga iyo qeybo badan oo dunida ah.

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,syaa ku eedeeyay dhaqdhaqaaqa Gulen isku daygii Afgambi ee 2016, balse Gulen,ayaa beeniyay eedeymaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.