Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadahadaladii dhexdhexaadinta Israa’iil iyo Falastiin oo ku dhow in lagu guulaysto
    Somalia

    Wadahadaladii dhexdhexaadinta Israa’iil iyo Falastiin oo ku dhow in lagu guulaysto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aqalka Cad ee Mareykanka,ayaa xaqiijiyay in “horumar laga gaaray” wada-hadallada ay martigelisay caasimadda Masar ee Qaahira, dadaalka loogu jiro in heshiis xabbad-joojin ah laga gaaro dagaalka Gaza.

    Agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da William Burns, ayaa ka mid ah masuuliyiinta wada wadahadalada gar-wadeenka ka ah.

    Madaxtooyada Masar;ayaa Jimcihii sheegtay in Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi iyo dhiggiisa Maraykanka Joe Biden ay ku wada hadleen khadka taleefoonka muhiimadda ay leedahay in Israa’iil iyo Xamaas ay muujiyaan dabacsanaan ku aaddan wada xaajoodka lagu doonayo in xabbad-joojin lagu dhaqangaliyo Gaza laguna sii daayo la haystayaasha.

    Illo ka tirsan Masaarida,ayaa u sheegay Wakaalada Wararka France-Presse in wareega wada xaajoodyada “balaaran” ay bilaaban doono maalinta Axada ah oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiinta Masar iyo Qatar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.