Waa la filayay in aysan guulaysanayn wadahadalada Wajigooda koobaad.
Qodobada miiska saaran,ayaa ahaa kuwo aad u adkaa oo aan hal fadhi go’aan looga gaari karin.
Wadaadadu weli,waa is adkaynayaan,waxayna muujinayaan adkaysi,iyagoo kaa faa’idaysanaya Juquraafiga Iran ku taalo.
Sida muuqata Maraykanka iyo xulufadiisa,waxay usii baahan yihiin Laba qodob…..
- In ay sii wadaan hawlgalka Milleteri oo sii jilciyaan Wadaadada oo ay galaan dagaal wakhti dheer qaata oo khasaare kasoo gaaro.
- In ay wadahadal taatikaysan lasii wadaan Wadaadada.
Weftiga M.xigeenka Maraykanka hogaaminayay ee wadahadalada ku jiray,way ka anba baxeen Pakistaan.
Maalmaha soo socda,ayaa la ogaan doonaa jihada la’aado.
