Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadahadallo colaadda Sudan lagu xalinayo oo Addis Ababa ka furmay
    Somalia

    Wadahadallo colaadda Sudan lagu xalinayo oo Addis Ababa ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2023Updated:July 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa magaalada Addis Ababa ka socda shir Afar Geesood ah oo ay yeelanayaan Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo looga hadlayo xal u helida dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Sudan.

    Si la isugu keeno Labada Jeneral ee isku haya dalka Sudan,ayaa waxaa la sheegay in ay ka qeyb qaadan doonaan madaxda ugu sareysa Dowladda Mareykanka iyo madaxda dalalka geeska Afrika iyo sidoo kale kuwa Suudaan.

    Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, Madaxweynaha Kenya William Ruto, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jabuti Maxamed Cali iyo Guddoomiyaha IGAD Workneh Gebeyehu (Dr.) ayaa ka qeyb galaya shirka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.