Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadamada IGAD oo difaaci waayay midnimada iyo Madaxbanaanida Dhuleed Ee Somaliya
    Somalia

    Wadamada IGAD oo difaaci waayay midnimada iyo Madaxbanaanida Dhuleed Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiro Hal Wadan oo ka turasan IGAD oo Somaliya ku garab istaagay go’aanka ay ka qaadatay heshiiska isfahan ee Itoobiya iyo Somaliland.

    Waxay muujinaysa sida Diblomaasiyada DFS dhulka utaal oo ay ukasban wayday haba yaraatee hal Wadan oo ku taageera ilaalsashada Midnimadeeda iyo Qaranimadeeda.

    DFS waa in ay ku cadaadisaa Dowladaha xubnaha ka ah IGAD in ay u istaagaan mabaadiida Midnimada & Wadajirka dhuleed ee uu qeexayo Dastuuradooda.

    Somaliya,waxay soo saartay Warqad cabasho ah oo ay ku diiday warka kasoo baxayIGAD ee ku aadan heshiiska isfahsn ee SL iyo Itoobiya.

    Halkan ka akhriso:-

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.