Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Gaaray Jowhar
    Somalia

    Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya Oo Gaaray Jowhar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Soomaaliya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

    Wafdigan ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Cabdullaahi Goodax Barre,Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Ducaale Islow, xubno ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

    Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo Masโ€™uuliyiin oo ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

    Weli si rasmi ah looga shaacin Ujeedka Magaalada Jowhar ay u gaareen Wafdigan,hayeeshee warar soo  baxaya ayaa sheegay in halkaasi ay u tageen arrimo la xiriira Imtixaanka dowladda Soomaaliya.

    Madaxweyne Waare ayaa dhawaan waxaaa uu sheegay in Guddiga ka socda Wasaarada Waxbarashada eek u sugan deeganada Hirshabeelle ay isaga baxaan,isla markaana maalintii shalay aheyd ay halkaasi isaga soo baxeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.