Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Muqdisho+Sawirro
    Somalia

    Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Muqdisho+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdigan ayaa Waxaa Hogaaminyay Wakiilka gaarka ah ee QM u Qaabilsan ka hor tagga Askareynta Caruurta Virginia Gamba,waxaana Muqdisho kusoo dhaweeyey Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe)

    Soo dhaweyn kadib Wafdiga ka socda QM iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa ay yeesheen kulan gaar ah oo ay uga wada hadleen Arrimo dhowr ah.

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaliya ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in Wafdigan maanta muqdisho ay soo gaaraan, isagoo intaas ka hadalkiisa ku sii daray in inta ay muqdisho ku sugan yihiin ay ka wada hadli doonaan arrimo la xiriira ka Hortagga Askareynta Caruurta.

    Wafdiga ayaa sidoo kale inta ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa inay kulamo kala duwan la qaataan Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.