Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wajiga Labaad Ee dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso oo xariga laga jaray
    Somalia

    Wajiga Labaad Ee dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso oo xariga laga jaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2023Updated:January 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

    Waxaa la dhammaystiray dhismayaal muhiim ah iyo shaqooyin kale oo ay ka mid yihiin.

    1. Runway Extention 800M
    2. Runway End Safety Area 300M
    3. Runway Lighting
    4. Keenidda Gaadiidka Dabdamiska
    5. Hanger Cusub 70x60M
    6. Road Two way 2KM, 7M
    7. Parking 200/300M
    8. New Apron Cargo and Taxi way 150×150m
    9. Fence 4 km
    10. Koronto 24/7
    11. Bannaynta wajahadda Garoonka
    12. Dhismaha Xarunta Hawada
    13. Contingency Area
    14. Tayaynta Cidanka Garoonka
    15. Tayaynta Aqoonta Shaqaalaha.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.