Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilka Itoobiya Ee QM oo si dadban uweeraray Masar
    Somalia

    Wakiilka Itoobiya Ee QM oo si dadban uweeraray Masar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Shabaab way sii xoogeysanayaan, waxayna rabaan inay dowlad khilaafad ah ka dhisaan Soomaaliya,waxaana jira midow u dhexeeya Daacish iyo Shabaab.

    Shabaab waxay hadda qabsanaysaa dhul badan, waxayna isku ballaarinayaan dhanka badda iyagoo halis ku ah marinka biyaha caalamiga.

    Waxaa hadda la joogaa marxalad xasaasi ah, beesha caalamka maalgelin badan ayay ku sameysay Soomaaliya, waana inaan maanta la khasaarin mirahaasi.

    -Ethiopia waxay sii wadeysaa naf hurnimada ay ka sameysay Soomaaliya,wayna sii wadeysaa hawgalkeeda ka dib ATMIS.

    Itoobiya,waxay wada shaqeyn lasii wadeysaa DFS,balse waxaa jira dhinacyo Saddexaad oo raba inay qas ka sameeyaan Gobolka,waa in loo sheegaa inay ficiladaas ka joogsadaan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOuSpbs7FVfoJtP-BXgKSFiKh7zbrfANpXbMhPYX-Z0LQiXlnNRnU2zyN0c-b3kzOyLnXninJxp-UNnYDtb0Yzm-1.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.