Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilka QM waa Madaxweynaha rasmiga ah Ee Somaliya?
    Somalia

    Wakiilka QM waa Madaxweynaha rasmiga ah Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023Updated:July 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalka,waxaa lagu maamulaa Xeerka Qaramada Midoobey ee Dowladaha aan Siyaasad ahaan isku filnayn.

    Gabadhaas,ayaa hogaamiye awoodo door ah leh ka ah guud ahaan Dalka Lowyacado ilaa Raaskanbooni.

    Somalida Maamuladooda oo idil,waxay umadaxbanaan yihiin Arimaha Maxaliga ah.

    In Siyaasiyan Wadanku qaangaar noqdo oo nalaga hoos saaro Xeerka kuwa aan ismaamuli karin,waxay ubaahan tahay…

    1.Midnimo.
    2.Isqaadasho.
    3.Isu tanaasul.
    4.Is aqbalaad.

    Dhamaan Qodobadaas,waxaa hirgelin kara hogaamiye leh…

    B.Aragti.
    T.Qabyaaladiisu xuduud leedahay.
    J.Musuqiisu Xad leeyahay.
    X.Burhaanta Qaranimo fahansan.
    Kh.Damiirkiisu heer fiican gaarsiisan yahay.

    Hogaamiyahaasi ma’ahan Xasan Shiikh.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.