Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM oo garab istaagtay go’aanka Puntland
    Somalia

    Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM oo garab istaagtay go’aanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Puntland iyo Qaramada Midoobey kadib,waxaa Shir jaraa’id wada qabtay MW Deni iyo Wakiilka QM.

    Madam SRSG,waxay aqoonsatay:

    1. Barnaamujka Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee PL 2024-2029.

    2. ⁠Waxay taageertay Siyaasadda Dowladda PL ee ku aadan ka faa’ideysiga Dhaqaalaha Badda (Blue Economy),iyadoo xustay in PL leedahay xeebta Somaliya ugu dheer.

    3. ⁠Waxay aqoonsatay khilaafka ka jira Siyaasadda Somaliya,gaar ahaan dariiqa loo maray wax ka beddelka Dastuurka.

    4. ⁠Waxay sheegtay in PL diyaar u tahay wada hadal dhab ah.

    5. ⁠Waxay aqoonsatay muhiimadda PL ee Somaliya arrimaha dhaqaalaha,siyaasadda iyo Amniga.

    Imaanshaha Garowe ee Wafuuda Beesha Caalamka oo ay hogaaminayso Wakiilka Xoghayaha guud ee QM,wuxuu ka mid yahay guulaha ugu horeeya ee ay PL ka gaartay go’aankii ay Xalay qaadatay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.