Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilkii hore ee QM ee Soomaaliya oo geeriyooday
    Somalia

    Wakiilkii hore ee QM ee Soomaaliya oo geeriyooday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 1, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilkii  hore ee Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya, hadana ahaa Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dalka Tanzania Dr Augustine Mahiga ayaa ku geeriyooday dalkaasi.

    Mahiga ayaa geeriyooday isagoo 74 jir ah saacadihii hore ee saaka isagoo Ku geeriyooday magaalada doma ee dalka Tanzania.

    ” Waxaa ku soobbooday xanuun deg Deg ah , isagoo loola cararey cusbitaal , halkaas ayuuna ku geeriyooday” Sida uu xaqiijiyay af-hayeenka madaxtooyada dalkaas.

    Mahiiga ayaa hore u soo noqday Wasiirkii arimaha dibada dalka Tanzania Sanadihii u dhaxeeyay 2015 – 2019 , Waxaana uu hada Ku magacaabnaa xilka wasiirka Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Dalkaas.

    Mahiga waxa uu ahaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, intii u dhaxaysay Juun 2010-Juun 2013.

    Mahiga Waxaa uu la soo shaqeeyay madax kala duwan intii uu ahaa ergayga, Sida Madaxwayne Shariif Sheekh axmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ka Dhex muuqan jiray kulamadii aaya ka tashiga Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.