Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»WAR DEG DEG AH: Xildhibaano kasoo jeeda Gobalka Gedo oo loo diiday inay ka duulaan Muqdisho & Amar cusub
    Somalia

    WAR DEG DEG AH: Xildhibaano kasoo jeeda Gobalka Gedo oo loo diiday inay ka duulaan Muqdisho & Amar cusub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay joojisay dhamaan dulimaadyadii diyaaradaha ee degaanada Gobalka Gedo.

    Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kasoo jeeda Gobalka Gedo, ayaa saaka loo diiday inay ka duulaan garoonka diyaaradaha Muqdisho ee aadan cadde, kaddib markii amar deg deg ah uu kasoo baxay laamaha ammaanka, intii ay ku sugnaayeen Garoonka diyaaradaha.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in Dowladda Federaalka ay u joojisay duulimaadyada diyaaradaha ee degaanada Gobalka Gedo, sababo la xiriira baarista Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo Talaadadii ka baxsaday xabsi ay ku heysatay Dowladdu.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.