Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii udanbeeyay dagaalka Qasa Ee Xamaas iyo Israa’iil
    Somalia

    Wararkii udanbeeyay dagaalka Qasa Ee Xamaas iyo Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta badan Isbitaaladii Qasa,ayaa uxirmay Dawo la’aan,Shidaal la’aan iyo Biyo la’aan.

    Israa’iil,waxay ku doodaysaa in Isbitaallada Qaybtooda hoose ay isticmaalaan Xamaas oo ay soo marsadaan Hubka,isla markaana ku leeyihiin Xarumo ay ka hagaan dagaalka oo Saraakiishoodu ku kulanto.

    Maraykanka,ayaa ku raacay hadalka Israa’iil kasoo baxay,waxayna la qabaan Xamaas in ay u isticmaasho dhiamayaasha Shacabka Milleteri ahaan.

    Israa’iil,waxay haatan soo gaarsiisay Isbitaalada Shidaal yar oo ay kusii Shaqeeyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.